Mid ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu shaaciyey in uu gabi ahaanba xilkaas iska casilay .

Masuulkan oo lagu magacaabo Sarakiye Cabdi Sulub ayaa waxaa uu sheegay in uu hayey xilka ah madaxda baritikoolka ee xisbiga Waddani isla markaana uu maanta go,aansadey in uu xisbigaasi iska casilo

Sidoo kale masuulkani waxaa uu sheegay in uu dhawaan shaacin dooni xisbiga uu ku biiri doono