Mayoow Cali Ibraahim oo kamid ah Muqayiliinta magaalada Muqdisho ayaa dad badan ka yaabsaday kadib markii Muuqaal iyo Wareysi laga sameeyay qaabka uu u qayilo iyo waliba waxyaabaha uu u adeegsado marka uu Marqaamayo,

Ninkan Odayga ah ayaa xilliga uu Jaadka cunayo cabo Nafto, Sigaar , waxa uu sidoo kale ninkan Marka uu Marqaamayo uu isticmaa Basbaas Shini , Xawaash.Hayl  iyo waxyabao kale uu sheegay in Marqaankiis uu saro u qaadayo..

Comments

comments