Thursday, November 21, 2019
Home Tags Qaadka Miirooga

Tag: qaadka Miirooga

Wargeyska Daily Nation oo ka Warbixiyay Suuq Xaami ah oo Ganacsatada Jaadka Kenya ka Heshay Somaliland

Ganacsatada Jaadka ee Kenya, ayaa lacag ka helay Somaliland oo ay ka dhacday Jaad yaraan ay sababtay rebshadihii u dhexeeyay degaannada Soomaalida iyo Oromada...

Somalia: Daawo Nin laga yaabay habka ama qaabka uu u mirqaamo oo wareysi la yaableh bixiyey iyo halka uu ku sugan yahay

Mayoow Cali Ibraahim oo kamid ah Muqayiliinta magaalada Muqdisho ayaa dad badan ka yaabsaday kadib markii Muuqaal iyo Wareysi laga sameeyay qaabka uu u...

Somalia: Dawladda Xasan Sheekh Oo Sheegtay Inay Qaadka Miirooga Kenya U Joojisay Somaliland Darteed Iyo Jawaabta Madaxweyne-xigeenkii Hore

Dawladda Maamulka Muqdisho ayaa si cad u sheegtay in sababta ay dalkeeda uga joojisay qaadka Miirooga ee Kenya tahay arrin la xidhiidha qaddiyadda madaxbanaanida...

Kenya: Qaadkii KENYA Ee Soomaaliya Iska Joojisay Oo Shalayba Loo Soo Weeciyey Somaliland Iyo Diyaaraddii U Horeysay Oo Caga-dhigatay Laascaanood

“Dawladda Soomaaliya Awood uma laha iney Hawadayada ka joojiyaan diyaaradaha..”Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Waxa Magaalooyinka Dalka Soomaaliya ka hirgalay Go’aan Dawladdu doraad ku joojisay Diyaaradihii...

Somalia Dawladda Kenya Oo Aan Saaka Qaad U Dhoofin Waddanka Maamulka Muqdisho.

Dalka Kenya gebi ahaanba kama aysan duulin diyaaradihii Soomaaliya geyn jiray qaadka kaddib markii dowladda Soomaaliya ay si ku meel gaar ah ku hakisay...

Kenya oo Doonaysa Inay Somaliland Keento Jaadka Miirooga, Kulamo ay la yeesheen Madaxda Qaranka iyo Wasiirka arrimaha Dibada oo faahfaahin ka bixiyay Qodobadii laga wada hadlay

Iyadoo dawlada Kenya suuq u raadinaysa Jaadka Miirooga ee kasoo baxa dalkeeda ayaa waxaa todobaaddkii Hore kulamo kala duwan magaalada Hargeysa ku yeeshay wafti...

Somaliland: Oo Xaqiijisay Warar Sheegay In Qaadka Miirooga Loo Iib Keenayo Dhulka Somaliland.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa shaaciyay in wada hadal u bilaamay ganacsto qaadka miirooga ah ee dalka Kenya

Somaliland: “Maxaa Dadka Jeclaysiiyay Qaadka?” Dr.Gaboose Uu Iftiimiyay Siro Badan Oo Ku Saabsan Qaadka.

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa si cad u iftiimiyay waxyeelo badan oo uu qaadku ku leeyahay caafimaadka dadka iyo sida uu saameeyay dadka reer...

Somaliland: Kenya oo keenaysa Qaadka Miirooga Somaliland iyo William Ruto oo ku tilmaamay Suuq Dihin

Madaxweyne-xigeenka wadanka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dawladooda oo adeegsanaysa diblomaasiyad ay ganacsiga jaadka Miirooga gaadhsiin doonto Jamhuuriyadda Somaliland. Mr. William Ruto, wuxuu hadalkan...