Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Digtay Halista In Lagu Xidhiidhiyo Doorashooyinka Somalia

“Waa In Bulshada Caalamku Aqbasho Xaqiiqada Dhabta, Oo Qiraan Inaan Somaliland Qayb Ahayn Qaab Dhismeedka Federaalka” Dr. Sacad Cali Shire.

Jamhuuriyada Somaliland ayaa si adag u beenisay ina qeyb ka tahay nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, oo maalmaha ay baahinayeen UNSOM iyo Wakiilka Xoghayaha QM Mr. Keating, kana digay inaan la abuurin colaado iyo qalalaase gaadha gobolka iyo Caalamka.

Read More: United Nations supports Somalia denial of Somaliland sovereignty

Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamka Dr. Sacad Cali Shire oo maanta soo saaray qoraal digniin ah, uu ku socodsiiyey xafiisyada safaaradaha iyo Hay’adaha dalka jooga dhamaantood, oo mareegta SLspan heshay ayaa lagu sheegay in warbixinaha lagu faafiyey baraha bulshadu ku kulanto aanay bedeli Karin xaqaa’iqa gudaha JSL ka jira.

Qoraalka Dr. Sacad Cali Shire ayaa soo baxay ka dib markii labadii maalmood ugu dambeeyey xafiiska UNSOM iyo Wakiilka Xoghayaha QM u qaabilsan Soomaaliya Mr. M Keating faafinayeen…

Comments

comments