Ma Dhabbaa In Boqor Buurmadow Xamar Ka Deggay?

Date:

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland ayaa la sheegay in uu hadda ku sugan yahay Magaalada Muqdisho,haseyeeshee illaa hadda si dhabba looma oga ujeeddada uu la xidhiidho socdaaslkiisu.
Ilo xogogaal ah oo ku sugan Muqdisho iyo Hargeysa ayaa noo xaqiijiyey in Boqor buurmadow uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho muddo ku dhaw toban maalmood ,waxaana ay xogguhu sheegeen in uu kulamo la yeeshay siyaasiyiin iyo Madax sare oo ka tirsan dawladda Somalia.
Sidoo kalena xoggaha ayaa xaqiijiyey in Boqor Buurmadow uu deggan yahay hadda huteelka ku yaalla Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.
Buurmadow ayaa ahaa in muddo ah dibad wareeg ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweyne Muuse Biixi.
Xigasho Wargeyska Waaberi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...