Waftigii madaxwaynaha Somaliland hogaaminayay ee mudooyinkii u danbeeyey socdaalada ku joogay dalka UK ayaa habeenimadii xalay kulan balaadhan la qaatay jahliyadda reer Somaliland eek u dhaqan magaalada London ee dalka ingiriiska.
Waxaana waftigan iyo jahliyaddani xalay iska waraysteen arimo badan oo khuseeya marxaladaha dalka uu marayo,iyo waliba arimaha doorashooyinka Somaliland ee la filayo in sanadka soo socda ka dhacaan dalka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo sawirada waftigan madaxwaynaha iyo jahliyadda magaalada London