Somaliland: Waftigii Madaxwayne Siilaanyo Oo Xalay Kulan Balaadhan La Qaatay Jahliyadda Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada London+Sawiro

Waftigii madaxwaynaha Somaliland hogaaminayay ee mudooyinkii u danbeeyey socdaalada ku joogay dalka UK ayaa habeenimadii xalay kulan balaadhan la qaatay jahliyadda reer Somaliland eek u dhaqan magaalada London ee dalka ingiriiska.

Waxaana waftigan iyo jahliyaddani xalay iska waraysteen arimo badan oo khuseeya marxaladaha dalka uu marayo,iyo waliba arimaha doorashooyinka Somaliland ee la filayo in sanadka soo socda ka dhacaan dalka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo sawirada waftigan madaxwaynaha iyo jahliyadda magaalada London

14485015_10154129982520787_84499488709999 14502739_10154129986570787_22956927291540-1 14516474_189916834780660_1251795192087529931_n 14522712_10154130010690787_43342139929062 14522797_10154130010025787_88846311341730 14523044_10154129987980787_33667395812359 14572316_10154129988055787_34648396660649 14572978_10154130008310787_14792358038754 14604842_10154129989415787_65885338504006 14516546_10154130009990787_71398638906064 14568121_10154129984820787_84005555325175

Comments

comments