Somalia: Puntland oo Bangiga Amal Xaruntiisa ugu weyn Garowe saaka albaabadda u Laabtay, Maxay Tahay Sababtu?

Date:

Maamul Goboleedka Puntland ayaa Amar Kusoo Rogay inuu Baanku Bixiyo $70,000 oo Qaadhan ah oo ay ugu talogashay in Goboladda Sool iyo Sanaag Lagu Soo celiyo.

Wararka naga soo gaadha magaaladda Garoowe ee Maalmul Goboleedka Somalia ee Puntland oo Maamlahan Dambe ku jiray Ciidan iyo Dhaqaalo urursi Dagaal ay ku soo qaadaan Jamhuuriyadda Somaliland.

Amal Bank Garowe, Puntland State, Somalia
Xarunta Baanka Amal ee Garowe, Puntaland

Waxa Saaka Arooortii hore ay Ciidamaddii Amniga ee madaxtooyada Cabdi Wali Gaas ay la wareegeen albaabanada u laabeen Xarunta Banka Amale ee Magaaladda Garoowe.

Ujeedka ay ciidamada xarunta u xireen waxaa lagu sheegay in ay tahay ka dib amar ka soo baxay dowlada ee ku aadan in Bankiga uu bixiyo lacag dhan todobaatan kun oo lacagta mareykanka ah.

Read More:

Maamulka shirkadda Amal ayaa dhaqaalahaasi ka horyimid waxaana ay Maamulka Puntland lacagta ku sheegteen in ay tahay mid looga qeyb qaadanayo soo celinta gobolada maqan ee Sool iyo Sanaag iyo taakuladda ciidamada.

Hase ahaatee waxaa socda wadahadal xiligan u dhaxeeeya Maamul Goboleedka  iyo maamulka bankiga Amal waxaa la doonayaa in si hoose arintan loo dhameeyo.

Shaqaalaha ayaa dib loogu fasaxay xarunta oo hada shaqadooda bilaabay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...