Thursday, September 19, 2019
Home Tags Sool

Tag: Sool

Deg Deg: Suuqyada Madaw Ee Gobolka Sool Oo La Ciiraya Hub Laga Soo Waariday Muqdisho, Qiimaha Hubka Oo Hoos U Dhacay Iyo Halista Amni Ee Ugu Jirta Gobolada Bari Ee Somaliland

Tan iyo intii weerarada is daba joogga ah Maleeshiyaadka Maamulka Puntland ku soo qaadayeen Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool...

Somaliland: “Puntland Hadday nabadgelyada iyo Deris wanaagu deeqi waayaan dalkayaga difaaciisa waanu u joognaa”

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon), ayaa jawaab adag u diray maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntand oo ku dhawaaqay hadallo lid...

DegDeg: Madaxweyne Silanyo iyo Cali Khaliif Oo Maanta Si Rasmi Ah U Kala Saxeexaday Heshiis Nuxurkiisu Ahaa Kamid Noqoshada Khaatumo ee Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Oo Goob-joog U Ahaa Heshiis Taariikhi Ah Oo Dhex Maray Somaliland Iyo Khaatumo, Waxaanu Madaxweynuhu Khudbad Ka Jeediyey Madashii Kulanku Ka Dhacay...

Somaliland: “ Waxaanu Boggaadinayaa oo u mahad-naqaynaa waayeelka, waxgaradka iyo cuqaashii nagala shaqeeyey nabadda, dib u heshiisiinta iyo Horumarka Gobolka Sool.” Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi

Wasiirka Wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay isbadelada Xukuumadda Somaliland ka hirgalisay gobolka Sool, iyo sida nabadda gobolkaasi ay xasiliyeen. Mudane Maxamuud...

Somaliland: Madaxweyne Silanyo Oo Kulan Ballaadhan Xalay La Qaatay Madax-dhaqameedka iyo Aqoonyahanka Gobolka Sool

Madaxweynuhu Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo iyo waftigii uu hogaaminaayay ee ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa kulan ballaadhan waxa uu madaxweynuhu xalay...

Bulshada Gobalka Sool Oo Ka Qaylisay Lacag Suuqyada Ganacsiga Khalkhalgalisay

Muumulka iyo ganacsatada gobalka Sool ayaa ka arinsaday sidii meesha looga saari lahaa lacag cusub oo gobalka Sool ka soo gashay dhanka dalka Somaliya,...

Somaliland: Xaaladihii U Danbeeyey Ee Deegaanka Adhi-cadeeye Oo Shalay Shaqaaaqo Ka Dhacday Iyo Ciidamada Oo Dad U Xidh-xidhay Shaqaaqadan

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya Wargane.com ayaa waxay sheegayaan in xaaladda guud ee deegaanka Adhi-cadeeye ee gobolka Sool...

Somaliland: must demobilise militias in Sool

In October 2017 ten years will have elapsed since Somaliland captured Lasanod after Puntland scaled down the presence of its forces in a disputed region....

Somaliland: Sool and Buhodle astonishes Somaliland’s voter registration

The word ‘voter’ is the citizen eligible to vote in the elections and ‘registration’ is the process of registering or being registered name of...

Somaliland: Sool and Buuhoodle Voter Registration Preliminary Findings – SONSAF

The first of phase of the Somaliland voter registration in Sool region successfully ended. Summary: The voter registration of the upcoming March 2017 presidential and House...