Somaliland: Xildhibaan Kulmiye Ah Oo Sheegay In Wakiilladu Xaq U Leeyihiin Wax-Ka-Beddelka Dhimista Miisaaniyadda

Date:

Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Cumar Axmed Saleebaan (Xildhibaan Cumar Sanweyne), kana tirsan Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye, ayaa ka hadlay Digreetada uu Madaxweynuhu soo saaray dhowaan ee ku saabsan in kharashka Miisaaniyadda Qaranka ee Sannadkan la dhimo, waxaanu sheegay in Digreetadan ay Golaha Wakiiladu xaq u leeyihiin in wax ka bedel ay ku sameeyaan.

Xildhibaan Cumar Axmed Saleebaan (Xildhibaan Cumar Sanweyne), oo uu Geeska Afrika arrintan wax ka weydiiyey ayaa sidoo kale sheegay in Gole ahaan ay waajib tahay in Digreetada Madaxweynaha ay tixgeliyaan isla markaana ay ansixiyaan waxaanu yidhi isaga oo arintan ka hadlaya

“Digreetada uu Madaxweynuhu soo saaray, soona jeediyey in kharashka miisaaniyadda sannadkan 2016 la dhimo, annaga Gole Wakiillo ahaan is bedel waanu ku sameeyn karnaa, laakiin in soo jeedinta Madaxweynaha iyo Digreetada uu soo saaray aanu Gole ahaan tixgelino oo aanu ansixino ayaa nagu waajib ah, waana aanu ansixin doonnaa”

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...