Somaliland: Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Cod Gacan Taaga Ku Ansixiyay Xeerka Kastamada Cashuuraha

Date:

Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa manta kalfadhi ay yeesheen waxay cod duub duub ah ku ansixiyeen xeerka kastamada cashuuraha ee Somaliland.

Waxaana kalfadhigan oo ay kazoo xadireen 45  mudane oo kamida xildhibaanada golaha wakiilada gudoominayay gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland mudane Baashe Maxamed Faarax.

Waxaana xildhibaanadu ay manta cod gacan taaga ku ansixiyeen xeerka kastamada oo golaha horyaala muddo hal wiig ah.

Waxaana ansixinta xeerkan u coddeeyey 36 Mudane waxaaan diiday 6 mudane halkan 3 mudanena ay ka aamuseen gudoomiyuhuna muu codayn.

Waxaana halkaasi si rasmi ku ansaxay xeerka  kastamada cashuuraha Somaliland.

Gabagabadiina waxa la filayaa inay goluhu ansixiyaan maalmaha soo socda xeerar horyaala golaha oo aan wali la gudo galin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...