Tag: Golaha Barlamaanka JSL

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Oo Isha Ku Haya Talaabada Xigi Doonta Ansixintii Golaha Wakiilada Ee Maalgashiga DP World.

Dadweynaha rer Somaliland, ayaa siweyn isha ugu haya waxa xigi doona Ansixinta Golaha Wakiiladu codka aqlabiyada ah ugu ansixiyeen Maalgashiga Sherkada rer Imaraad ee...

War Deg Deg Ah : Fadhi Maanta Golaha Wakiilada Oo Heshiiski La Ansixiyay Iyo Mucaaridki Oo Macaan Qaaday

War Deg Deg Ah Oo hada soo gaadhay Xafiiska Wararka Ee Shabakada WarganeNews Golaha Wakiilada Oo Imika Si cod ah ku AnSixiyay Heshiiska Dekedda...

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo La Sheegay Inuu Go’aamiyay Kala Qaadista Labadii Doorasho & Muddo Kordhin Laba Sanno Ah Oo Loo Sameeyo Golaha Wakiilada.

Warar hoose oo ay heshay Shabakada wararka ee Warganenews ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) go’aamiyay in la kala qaado labadii...

Somaliland: Hoggaanka Dhaqanka Gobolka AWDAL Oo Wacad Ku Maray In Aanay Baarlamaanka Fadhiisanayn Xitaa Haddii Loo Kordhiyo Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland

“Somaliland waxay Dal ku tahay Midnimada iyo Caddaaladda, hadday Suurto-geli waydo in Caddaalad laga shaqeeyo wax lagu kala cawdaa yaanay jirin.” Suldaan Dhawal Suldaan Cabdiraxmaan...

Somaliland: XiIdhibaan Waddani Ah Oo Sheegay Inay Golaha Hor Keeni Doonaan Mooshin Ka Dhan Ah Qunsuliyadda Turkiga Ee Somaliland

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac  (Cabdiraxmaan Xoog),  oo ka mid ah Mudaneyaasha golaha  Wakiillada, ayaa Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Axmed-Siilaanyo u soo jeediyay inay...

Popular

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...

Dahabshiil Group and Dutch government delegation discuss roles in projects development

The Group CEO of Dahabshiil Group, Abdirashid Mohamed Duale,...

Subscribe

spot_imgspot_img