Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo Socdaal Ku Maraya Gobollada Barriga Dalka

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa saaka safar ugu baxay gobolada Saaxil iyo Togdheer halkaas oo madaxweynuhu kala kulmay soo dhawayn balaadhan.

Safarkan Madaxweynuhu ugu baxay gobolada bariga Somaliland ayaa intii uu ku guda jiray waxa si mug iyo miisaanba leh loogu soo dhawaynaayey degmooyinka iyo tuulooyinka u dhexeeya saddexda gobol ee Maroodi-jeex, Saaxil iyo Togdheer oo uu Madaxweynuhu shacbigii ku soo dhaweeyey salaan kal iyo laab ah ugu gacan haadiynaayey intii lagu gudo jiray Socdaalka.

 

Weftigii Madaxweynuhu hogaaminaayeyna waxay caawa ku hayday magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco, halkaas oo madaxweynuhu hadii eebbe qadaro uu hawlihiisa shaqo ka sii wadan doono.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...