Somaliland: Baashe Maxamed Faarax Muxuu ka yidhi Ka mid ahaanshaha Garabka Isbahaysiga Kulmiye?

Date:

Guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta sheegay in aanu ka tirsanayn isbahaysiga Kulmiye ee qaadacay shirkii 5aad ee Xisbigaasi ku doortay musharaxa madaxwayne iyo Ku xigeen.

Baashe Maxamed Faarax waxaa uu ku dooday in uu codka siinayay musharaxiintii ku tartamaysay Kulmiye isagoo sheegay in laga soo gudbay markii uu codeyn lahaa imikana uu yahay masuul ka tirsan golaha wakiilada Somaliland.

“Waxaan ahey guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka, baarlamaan ayaan ka tirsanahay kama tirsani isbahaysi, waxaan codka siinayay nin (musharax) codkiina waa uu dhamaadey”ayuu yidhi Baadhe Maxamed Faarax oo kasoo noqday safar uu ku tagay dalka Djabuti. 

Isbahaysiga isbadaldoonka KULMIYE ee qaadacay shirkii 5aad ee Xisbigaasi ayaa u eeg wakhtigan kuwo aan isku aragti ka ahayn siyaasada Kulmiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...