Somaliland: Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Goor Dhaweyd Iscasilay

Prof. Geedoole oo goor dhaweyd la hadlay telefiishenka Star ayaa sheegay inuu gebi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare.

iscasilaada wasiirka waxabarashada prof. Geedoole ayaa kusoo beegmaysa xili ay tiro wasiirro ahi iska casleen xilalkii ay xukuumadda ka hayeen Shalay, waxaana la odhan karaa iscasilaada wasiirkani inay dabada ku hayso xubnihii shalay is-maaxdumiyey.

Comments

comments