Somaliland: “Xukuumaddu Ma Ogola In Dhaliilaheeda Iyo Khaladaadkeeda La Sheego”

Date:

“Xukuumaddu Ma Ogola In Dhaliilaheeda Iyo Khaladaadkeeda La Sheego”
Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dheri, oo ka mid ah Xisbiga Waddani, ayaa Xukuumadda ku dhaliilay xadhiga labada Telefishin, waxaanu tilmaamay inay Xukuumaddani tahay Xukuumad bilaa dulqaad ah oo Sharci daro ku cabudhinayso Saxaafadda Dalka.

Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dheri, oo u waramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay “Xukuumaddu ma ogola in dhaliilaheeda iyo khaladaadkeeda la sheego, ee dulqaad la’aan ayey Saxaafadda ku cabudhinaysa, kuna xidh

xidhaysa,Xukuumaddani meel bay kaga dhacday xoriyadii Saxaafadda iyo xoriyatul qawalkii, halkii loo baahna inay Xukuumaddu saxdo dhaliilaheeda ayey xadhiga Saxaafadda maciin biday, taasina waxba ku hagaagi mayaan”.

Mar uu ka hadlaayey Komishanka ayaa yidhi “Komishanka waxaan leeyahay Doorasho dambe la idnku aamini maayo, cidina idinma rabto ee is casila, inta aanu wakhtigu idinka dhicin, muddo xileedkiini wax yar ba idin hadhaye”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...