Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Cisbitaal Ku Booqday Abwaan Cali Sugulle Cigaal

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta cisbitaal ku yaalla magaaladda Dubia ku booqday Abwaanka weyn ee reer Somaliland Abwaan Cali Sugulle Cigaal (Dun-carbeed) oo muddo dhawr bilood ah xanuunsanayay.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo waxa uu sheegay in abwaan Cali Sugulle uu yahay abwaan ay soo wada koreen isla markaana ay taariikho dheer wadaagaan isla markaana ahaa nin taariikh weyn ku lahaa guud ahaan Soomaalida. Waxaanu ILAAHAY uga baryay inuu caafimaad sareecan ah siiyo.

Comments

comments