UK: “Wasiirkii aan aftida rabin ha is casilo” David Cameron

Date:

Rai’sal wasaaraha Britain David Cameron ayaa tilmaamay in uu dhamaan golaha wasiirada ka sugayo in ay ku taageeraan qorshahiisa Midawga Yurub.

Isaga oo ka hadlaya kulanka todobada dal ee uu dhaqaalahoodu horumaray ee loo yaqaano G7 ee ka socda Germanka, waxa uu sheegay in uu ku kalsoonyahay in uu samayndoono isbadalo ku filan laakiin wuxuu tilmaamay in wasiirkii aan taageeraynin uu is casilo.

Rai’sal wasaaruhu waxaa kale oo uu sheegay in uu aragti furan ka qaadandoono wakhti u yeelida aftida ka bixida ama ka sii mid ahaanshaha qaaradda Yurub.

Arrintani waxay timid kaddib markii madaxwayne Obama uu ku dhawaaqay in uu doonayo in Britain ay ka sii mid ahaato Midawga Yurub.

Rai’sal wasaaruhu wuxuu sheegay in qofkii doonaya in uu dawladda ka sii mid ahaado in looga baahanyahay in uu qaato aragtidood ay ku doonayaan in dib loola xaajoodo Midawga Yurub taasi oo ah in afti la qaadao, taasina ay horseedidoonto natiijo wax ku ool ah.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...