Dahabshiil oo Racfaan ka Qaadatay Xirnaanshaha Xarunteeda Nairobi

Date:

Dahabshiil, oo la Yiraahdo waa tan ugu Weyn Xawaaladaha Lacagta ee Qaaradda Africa ayaa Racfaan ka qaadatay Cunaqabateyn ay Dowladda Kenya Saartay Shaqadii Xarumaha ay Dalkaas ku leedahay, waxayna Sharikaddu diidday Eedeymo loo jeediyay oo Argagixiso ku Raad leh.

Shirkadda oo Fadhigeeda ugu weyn ku yaallo magaalada Dubai ayaa leh 85 ka mid ah 86 Akoon oo ay Kenya Xirtay kedib Shaki ah in ay dadka Akoonadaas iska leh Xiriir dhow la leeyihiin Shabaab.

Cunaqabateynta waxaa soo Rogtay Dowladda Kenya April 7-deedii ka gadaal markii ay Kooxda Shabaab sheegatay Mas’uuliyadda Weerar lagu qaaday Jaamacadda Magaalada Garisa ee Waqooyiga Bari Kenya, kaasoo ay ku dhinteen 147 Arday u Badnaa oo ay shaqaalaha Jaamacadduna ka mid ahaayeen.

“Aad ayaan uga Fognahay Maalgelinta Urur Argagixiso, Dahabshiil ahaan Howlaheena Kenya wax Xumaan lala Xiriirin karo Al-qacida Lug kuma lihin, ayaa ka mid aheyd Qoraal Warmurtiyeed ah oo loo diray Kenya kaasoo ku Taariikheysnaa April 12, Dahabshiil “Marnaba ma aysan Maalgelin Urur Argagixiso”.

Booliska Kenya ayaa 10-kii April Joojiyay Adeegsiga 85 Akoon sidoo kalena Diiwaan ay ku qornaayeen Xawaalado 13 ah oo Shaqadooda la Joojiyey u dhiibay Xawaalad kasta.

“Dibad baxyo ay ku sheegayaan in aysan Argagixiso lug ku laheyn waxaa Horay u sameeyay Laba Xarun oo lagu soo daray Liiska Xarumaha lagu sheegay in ay Argagixisada yihiin, kuwaa oo kala ah, Muslims for Human Rights iyo HAKI Africa, Labadubana waxaa ay aad isaga Fogeeyeen Shabaabnimo.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...