Kenya: Wakiilada shirkadaha Xawaaladaha oo kulan ay yeesheen ka soo saaray Warsaxaafadeed

Iyadoo ay weli xiran xiran yihiin shirkadaha xawaaladaha ayaa waxaa magaalada Nairobi kulan adag ku yeeshay wakiilada xawaaladaha oo wasaaradda lacagta Kenya ay ku soo rogtay xayiraad, waxayna wakiiladu soo saareen warsaxaafadeed ku saabsan waxyaabihii ay uga hadleen iyo go’aano ay ka qaateen shaqo joojinta lagu sameeyay.

Wakiilada xawaaladaha Kenya ayaa warkooda ku sheegay inay sharci daro tahay xayiraadda dowladda Kenya ay saartay howlahooda, iyadoo aan loo marin wadadii sharciga ahayd, waana kan warka ka soo baxay wakiilada:-

xawaala

Comments

comments