USA:Obama oo ka hadlay weerarkii Gaarisa

Date:

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa telefoonka kula xiriiray dhigiisa Kenya, si uu u cambaareeyo weerarkii ay al-Shabaab Khamiistii ku qaaday jaamacad ku taalla magaalada Gaarisa.

Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhimatay 147 qof oo arday u badan.

Mr Obama ayaa weerarka ku tilmaamay ficil aad u xun, waxaana uu intaa ku daray in dhammaadka sanadkan uu booqasho ku tegi doono Kenya.

Booliska magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in ragga weerarka fuliyay ay ku hadlayeen luuqada Sawaaxiliga, balse ay u muuqdeen kuwa laga hagayo telefoonadooda.

Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Kenya ayaa sheegtay in la helay afar qof oo dheeraad ah oo ka bad baaday weerarkii Khamiistii, laba ka mid ahna ay yihiin la tuhunsanayaal.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...