Somaliland: Dahabshiil Oo Lacag Ku Wareejisay Dawladda Hoose Ee Caynaba

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa maamulka dawladda hoose ee magaalada Caynaba ku wareejisay lacag deeq ah oo dib loogu dhisay xarunta dawladda hoose oo roobabkii Gu’gu waxyeello u gaysteen.

Comments

comments