Somaliland:Xaaji Cabdi Waraabe Oo Bulshada U Caddeeyay In Laga Gudbay Murankii Muddo Kordhinta

Date:

Xaaji Cabdirariin Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah hal-doorka iyo waxgaradka Somaliland, ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimid qabsoomidda doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha wakiillada Somaliland, waxaanu sheegay in xukuumadda iyo saddexda xisbi Qaran ku heshiiyeen muddo kordhin.

Xaaji oo maanta saxaafadda kula hadlay Gurigiisa oo ay ku booqdeen ayaa sidoo kale ka hadlay dagaallada ka socda Yemen, waxaanu ku taliyey in la soo dhaweeyo dadka Qoxootiga ah ee Somaliland imanaya, isagoo xusay in shacabka Yemen ay hore u taageereen reer Somaliland

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...