Masar oo Diyaaraddo ku weerartay mintidiin Libya

Date:

Masar ayaa sheegtay in diyaarado ay ku weerartay Libya, kadib markii mintidiin xiriir la leh kooxda Daacish ay madaxa ka gooyeen Masaari Kiristiyaan Kobtik ah.

Milatariga Masar ayaa sheegay in diyaaradaha F16 ay weerar subaxnimo ku beegsadeen xarumaha Daacish, meelaha ay ku tababartaan, iyo meelaha ay hubka ku kaydsadaan.

Afhayeenka Ra’iisalwasaaraha Libya ayaa sheegay, in siddeed weerar diyaaradeed oo lagu qaaday magaalada Libya ee Derna ay dowladda Libya ka qayb qaadatay.

Madaxwaynaha Masar, Abdel Fattah al Sisi, ayaa ku hanjabay aargudasho kadib markii mintidiinta Libya ay madaxa ka gooyeen Masaari Kiristaan Kobtik ah.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...