Shirkadda DAHABSHIIL Oo Door Muuqda Ka Qaadanaysa Dhismaha Xarunta Agoomaha Ee Burco.

Date:

Shirkada Dahabshiil ayaa door lixaad leh oo aan la inkiri karin ka qaadanaysa dhismaha xarunta agoomaha Ee Magalada Burco gudida dhismaha xarunta agoomaha ee magaladda Burco ay Marwada kobaad ee qaranka Marwo Amina Weris ugaga warbixinayeen halka uu marayo dhismahaasi iyo weliba sida ay bulshada kala duwan ee reer somaliland dhankooda uga qayb qaadanayaan dhowaan Xili marwada qaranku Booqatay habsami usocodka Dhismaha xaruntaasi.

Shirkadda Xawaladaaha lacagta ee DAHABSHIIL ayaa lagu amaanay kaalinta ay ka ciyaarayso doorkeeda kaga aadan ka qayb qaadashada Dhismaha Xarunta agoomaha.

Waxana xubnihii munaasibadan ka hadlay ay dhamaantoodba si isku mid ah isugu marag fureen kaalin shirkada DAHABSHIIL Kaga jirto hirgelinta mashruucan xarunta agoomaha ee maagalada Burco iyagoona Xusay in aan la inkiri karin sida firfircoon ee mashruucyada khayriga ah ee noocaasi ay shirkada Dahabshiil uga qayb qaadato.

Marwadda kobaad ee qaranka Aamin Maxamud Jirde ”Amine Weris” oo iyaduna halkaasi ka hadashay ayaa shirkadan Dahabshiil, Qurba joog iyo cid kastoo ka qayb qaadanaysa dhismaha xaruntan agoomaha uga mahadcelisay.

Shirkada DAHABSHIIL ayaa inta badanba ka dhex muuqatay taakulaynta iyo wax ka qabashada adeegyada khayriga ah ee noocan oo kale ah iyadoona ku suntan shirkadaha ugu horeeya dhanka maalgelinta dalka.

W/Q Mohamed Yousof Bakayle
Mbakayle@gmail.com

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...