Somalia:Kooxo Burcad Badeed ah oo ku dagaalamay Koonfurta Gaalkacyo

Date:

Kooxo Burcad Badeed ah ayaa xili dambe ku dagaalamay xaafada Wadajir ee Koonfurta Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug, waxaana la xaqiijiyey in dagaalkaa uu ku dhintay mid ka mida Burcada halka uu ku dhaawacmay mid kale.

Dagaalkan oo socday daqaiiqado kooban ayaa waxaa la sheegay in ay soo kala dhex galeen ciidamada maamulka Galmudug, waxayna ciidanku qabteen ilaa saddex ka midda Burcad badeedii sida ay saraakiisha ciidanku sheegeen.

Dadka Xaafada uu dagaalka ka dhacay ayaa sheegay in Burcadan ay ku wada noolaayeen hal Guri ayna garanayn sababta dagaalka keenay walow ay sheegeen in ay is ka hor imaadkan oo kale ay sabab u tahay ismaandhaaf dhaqaale oo soo kala dhexgala.

Haraaga kooxahii Burcad badeeeda ayaa qaybo ka mid ah waxa ay ku sugan yihiin Koonfurt Gaalkacyo iyagoo mararka qaar ay dagaalo sidan oo kale dhexmaro.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...