Deg Deg: Mudaharaad Culus Oo Ka Qarxay Magaalada Caynabo Iyo Khasaaraha Ka Dhashsay + Sababta

Deg Deg: Mudaharaad Culus Oo Ka Qarxay Magaalada Caynabo Iyo Khasaaraha Ka Dhashsay + Sababta

Magaalada Caynaba ee gobolka Saraar saaka waxa ka socda mudaharaad laga soo horjeedo xeerkii maalintii shalay ay ansixiyeen golaha wakiillada Somaliland.

Dadka ayaa Madaxweynaha Somaliland iyo xukuumaddiisa ku dhaliilay in uu ka gaabiyay meel marinta balanqaadkiisii ahaa in uu degmadaasi ka dhigi doono Derejada B.

Comments

comments