Ganacsade sheegay in hargeisa lagu shirqoolay

Ganacsade sheegay in hargeisa lagu shirqoolay

Mulkiilaha Shirkadda Asli Maydi oo caawo warbaahinta madaxa bannaan waraysi siiyay ayaa ka hadlay dhacdo dhexmartay isaga iyo qolo cadaana oo ajaaniba oo siduu sheegay kala hadlay arimo khaldan, meelay ka socdaan iyo waxay yihiina aanu garanayn laamaha amaankana uu u gudbiyay.

Ganacsadaha ayaa tilmaamay in ay argagax galiyeen oo naftiisa iyo ta qoyskiisaba u baqay.

Hoos ka daawo warkan oo dhamaystira :

Comments

comments