Daawo:Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Oo Kormeeray Dhismaha Ka Socda Madaarka Caasimada

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland MD: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay Weheliyaan Xubno Ka Mid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta Kormeer Indho indhan ah Ku Soo Maray Hawlaha Shaqo ee ka socda Madaarka Hargeysa,

Comments

comments