Somaliland: Xaflad Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland Oo Wasiirka Warfaafintu Ku Soo Dhaweeyay Proff. Samatar. DAAWO SAWIRADA

Date:

Abwaanada iyo Fanaaniinta Somaliland, kuwooda ugu caansan ayaa si xamaasad leh waxay u soo camireen Casuumad lagu martiqaaday Aqoonyahanka Prof. Axmed Ismaciil Samatar, Sugaanyahanadan soo camiray munaasibada ayaa isugu jiray Fanaaniinti hore, kuwii dhexe iyo kuwii danbe.

imageimageimageimage

10917705_10153010241898535_822176375_n00000010913568_10153010242528535_2021172755_n10917490_10153010235488535_81520518_n10917490_10153010235488535_81520518_n10921709_10153010236043535_1060827734_n10921827_10153010236698535_340586766_n10921838_10153010241333535_19838204_n10921860_10153009947448535_2143386664_n10922053_10153010241213535_482479130_n

Waxayna ka badnaayeen in magacyadooda la qoro, balse haddii qaarkood laga xuso, waxaa Hoggaaminaayay Abwaanada iyo Fanaaniinti hore, Maxamed Kuluc, Abwaan Maxamed Aadan Dacar, Abwan Kayd, Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde, Saynab Ciige Maxamed. Halka kuwii dhexe laga soo qaadan karo, Fanaanka Nuur Jaamac Aadan (Nuur Daalacay) Cabdi Qaboojiye, Sahara Ilays, Fu’aad Cumar, Maxamuud Halwad. Waxa iyana calanka u siday Fanaaniinta casriyadan danbe, Fanaanka Mursal Iyo Khadra Siliimo iyo qaar kale oo badan. Magacyadani waa qaybo kamid ah Fanaaniinti soo camiray Casuumadi lagu soo dhaweeyay Prof. Samatar.

10928696_10153010235028535_799594381_n10912968_10153010305748535_893584502_n10893466_10153010235413535_1899900327_n10904229_10153010235883535_909800531_n10921838_10153010241333535_19838204_n10921860_10153009947448535_2143386664_n10927995_10153010235668535_584044769_n10928696_10153010235028535_799594381_n

Geesta kale bahada Sugaantu kali kumay ahayn haldoorki goobta soo camiray, balse Saladiinta waa weyn ee dalka iyo Siyaasiyiinta ayaa iyana qayb ka aha. Halka Madada Jaamacadaha iyo ururada bulshadu ku sugnayeen. Si kastaba ha ahaate Hadhimo sharafeedkan uu sameeyay Wasiirka Warfaafintu, waxa lagu tilmaamay mid ka muqaal duwanayd dhammaan soo dhawaynihii hore loogu sameeyay Prof. Samatar.

Halkan Ka DAAWO Muqaalka Hadhimo Sharadeedki Wasiirka Warfaafintu u Sameeyay Prof. Axmed Ismaciil Samatar Iyo Hadalada Masuuliyiinti.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...