Wednesday, September 18, 2019
Home Tags Cukuse

Tag: Cukuse

Somaliland: “Ceel-biyoodka Sallaxley kii diiddanaa baa ugu hor cabbaya, qof aynu cuqdad u qabnaana ma jiro

Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), ayaa  ka hadlay manfaca  biyood ee laga helay rig-biyood laga hirgeliyey deegaanka Sallaxley ee gobolka...

Somaliland: Wasiir Cukuse Oo Furay Kulan Ku Saabsan Midaynta Qorshaha Ka Hortagga Cudurada Xoolaha

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta furay kulan lagaga hadlayay midaynta qorshaha ka hortagga cudurada ku dhaca xoolaha.

Somaliland: Wasiirka Cukuse Oo Baaq u Diray Shacbiga Reer Buuhoodle, Digniin-na u Jeediyay Dawladda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa uga digay dawladda taagta daran ee Soomaaliya inay soo farro-geliso deegaamo ka mid...

Somaliland: Ururka SOLJA oo maanta furay shir ku saabsan horumarinta saxaafadda

Ururka SOLJA wuxu furay shir lagaga wada hadlayo wixii ururkan u qabsoomay muddada tobanka sanno iyo dheeraadka ah ee uu jiray. Sidoo kale waxa lagu...

Somaliland: Cukuse Reiterates Need for Comprehensive Media Laws

“The wordings do not fully consolidate applications of the law comprehensively hence are ambiguous in many instances”, says Cukuse The Minister of Information, National Guidance...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Ku Dhawaaqday In Dalka Laga Sameeyo Biyo Dhaamis Qaran

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa wasaaraddaha  Biyaha iyo maaliyadda waxa uu amray inay taakulayn degdeg ah gaadhsiiyaan gobolada Awdal, Salal, Gabiley iyo degaanno...

Somaliland: “Wax-qabadka Xukuumaddan Taariikhda u Galay Wadooyinka Dawladihii Hore Ku Dhici Kari waayeen ee fulay”

Wasiirka Warfaafinta Furay Oo Buug Ka Hadlaya Tayaynta Wadooyinka Somaliland Wasiirka Wasaarada waraafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka qaybgalay kulan lagu soo bandhigay...

Somaliland: Xukumadda Oo Digniin adag U Dirtay Somalia

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta shir-jaraaid ku qabtay magaalo-xeebeedda Berbera. Wasiirku wuxu dadweynaha reer Berbera uga mahadceliyey sida wanaagsan ee u...

Somaliland: Wasiir Cukuse oo ka Hadlay Dhawaqii Key iyo Wada Tashiga Xukuumada Iyo Mucaaridka

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdillahi Maxamed Daahir Cukuse oo saaka shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa ayaa sheegay in sababta Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Somaliland: “Su’aashii Taagnayd Waxaynu Ku Dhammaynay Dariiqii Dastuuriga Ahayd” Wasiir Cukuse

“Guddoomiyihii Golaha Wakiiladda Ee Loo Kordhiyay Ayaa Leh Ku Muddaharaada,Waxaynu Eegi Maalinta Uu iska Casilo” Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir...