Taageero Difaaca qaranimada iyo Xuduudaha Somaliland

Date:

Laanta Xisbiga Kulmiye ku leeyahay Minnesota waxay si buuxda u taageersantahay mowqifka dawladda Somaliland ka qaadatay difaaca qaranka iyo sugidda xuduudaha qaranka. Waxannu ciidanka Somaliland ku hambalyeynaynaa guusha ay kasoo hooyeen ilaalinta soohdinta Somaliland. Waxannu taageero hiil iyo hooba la garab taaganahay difaaca qaranimada Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu qaaday talaabo geesinimo iyo mid hogaamineed oo uu ka talo geliyey madaxda qaranka iyo ta axsaabta si go’aan mida looga qaato difaaca qaranka. Xuduudka Somaliland waa mid aan madmadow lahayn oo si cad ay u ogtahay beesha caalmku, sida uu sheegay madaxweynuhuna Somaliland cidna u daba fadhiisan mayso ilaalinta xuduudkeeda.

Allaa Mahad leh

Abdillahi Haji Bullaale

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Minnesota 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...