Shirkada Dahab-shiil,waa shirkad Caalami ah,Siyaasad loma aaneeyo.shaqona kuma leh

Date:

Shabakadaha waraka,waxaan ka daalacaday,Dad Faham khaldan qaatay. oo ka mid ah Umada reer Somaliland.Bulshad waxaan ku baraarujinaya in aanay iskaga khaldamin Siyaasada iyo ganacsiga,iyo Qabiilku.

waa wax lalayabo oo fajaciso ah marka Bulshadu heerkaa gaadho reer Somaliland maanta loogamafadhiyin,in Ganacsiga iyo Siyaasady iskaga khaldamaan. Dahabshiil waa shirkad ganacsi,oo dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland waxaay u adeegta Caalamaka oo dhan oo aay ka hawlgasha.khasatan umadaha ku hadla afsomaliga.Waxaaynu ogsonahay in Qabiil aan ka shaqayni Somali jirin. waxaan odhan kara waxaa uGu tiro yar Reerka uu ka soo jeedo Mulkiilahu ee H/jeclo. Waxaay Mudan tahay Shirkada Dahab-shiil in Umada Reer Somali land ku Faanto. Waayo Lib weeyn bay u soo hooysey Dalka.waxaan ogsoonahay in Dayid Camron,prim Uk in uu gudoonsiiyay Abaal marin.aay ku mutaaysatay,Adeega hufan ee aay ku shaqayso. sidaa awadeed Bulshada waxaay ka mutaasatay in aay uGu abaal gudaan wanaag.lakiin Canjarafayn ,iyo siyaasad loo aaneeyo meesha kuma jiro.haddi aan lagu faanayn fadlan ka daaya hadalxumada iyo Siyaasada lagu milayo.

Muse Mohamed Hagi Duale(Gadhane)
Birmin ham
Uk

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...