Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Xaaji Cabdi Waraabe

Tag: Xaaji Cabdi Waraabe

Somaliland: “Madaxweynaha Cusub Ee Somaliya Waxaan U Malaynayaa …. ” Xaaji Cabdi Waraabe

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay Madaxweynaha cusub ee Somaliya, ee dhawaan la...

Somaliland: Xaaji Cabdi Waraabe Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex-marayso Deegaanka Ceel-afweyn.

Xildhibaan Xaaji Cabdikariin xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex-marayso deegaanka Ceel-afweyn

Somaliland: “Madaxweynaha Axmed Siilaanyo Badalaaya Illahay Ayaa Og, Innagu Odhan Mayno Kaas Weeye”. Xaji Cabdi Waraabe

Xildhibaan Xaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ah Xildhibaanka ugu da’da weyn labada gole Baarlamaan, ayaa ku dar-daaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa inay...

Somaliland: Shahaadada Dhoktarayd (PHD) Ee Nabada Oo Lagu Abaal-Marinayo Xaaji Cabdi Waraabe.

Jaamacada Hargeysa, gaar ahaan Mac-hadka Nabada iyo Xalinta Khilafaadka  (Institute of Peace and Conflict Studies), ayaa ku dhawaaqay in shahaadada dhokhtaraydka (Phd) la guddoonsiin...

Somaliland: “Xukuumaddu Inta Aanay Xilka Ka Degin Wax Ha Ka Qabato Laba Qoddob Oo Ay Shacabku Baahida Ugu Badan U Qabaan” Xaaji Cabdi Waraabe

“Xukuumadda Waxaan Ku Amaanayaa Degmooyinkii Dalka Oo La Kordhiyay Oo Qaar Cusub   La Magacaabay, Waxaanan Leeyahay Wixii Innaga Gacanteenna  Yeynaan Ka Hagran Dalkeenna Iyo...

Somaliland: “Shirkaa GAR-XAJIS Daw Maaha, Ee Siyaasiyiinta La Yidhi Way Abaabulayaan Haka Noqdaan, Waayo? Nin Madaxnimo Doonayaa Inuu Yidhaahdo Anigoo Reer Hebel Ah Waa Ku Ceeb…”

“Xisbiyaa la furay oo Dawlad baynu nahay. Saddexda Xisbi ee jira Ninba kuu doono haka dhex hadlo, laakiin Reer baanu nahay oo meel baanu...

Somaliland: “Mucaarid Iyo Muxaafid-ba Hala Wada Shaqeeyo Wixii Qaranka Dan U Ah” Xaaji Cabdi Waraabe

Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe),ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalku marayo, waxaanu ku taliyey in wax walba laga horeeysiiyo qaranimada oo...

Somaliland: “Anigu Xagayga Madaxweynaha Tanaasul Maan Idhaahdeen, Laakiinse Sharaf Buu Sameeyey”

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee la filayo inay ka bilaabmaan dalka Turkiga, waxaanu...

Somaliland: “Doorasho Ayaa Inagu Soo Socota, Waxaan Asxaabta Kula Dardaarmayaa Tartan Nadiif Ah”

Cabdikariim (Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay gaabiska ka muuqda Diiwaangelinta kaadhka cod bixinta ee Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu dadka ku booriyey in aanay dhayalsan kaadhka...

Somaliland: Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Ka Digay Halista Tahriibka, Baaqna U Diray Guurtida Iyo Xukuumadda Somaliland

Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waraabe) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay halista Tahriibku leeyahay, isla-markaana Xukuumadda ku dhiirigaliyey in...

Latest Posts

MOST POPULAR