Wednesday, June 19, 2019
Home Tags Wasiir cadami

Tag: wasiir cadami

Somaliland: Xukuumadda Oo Beenisay Warar Sheegaya In Dawlada Qadar Ay Ciidamo Ka Qoranayso Guddaha Dalkeeda

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Beeniyay Warar Sheegaya In Dawlada Qadar Ay Ciidamo Ka Qoranayso Guddaha Dalka. Xukuumada Somaliland Ayaa markii ugu horraysay waxay ka Hadashay...

DegDeg: Madaxweyne Silaanyo oo Ciidamada Qaranka Amray Inay Tallaabo Adag ka Qaadaan Beelaha ku Dagaalamay Ceel-Afweyn, Haday Kalifayso Waxay U Igman Yihiin Inay Wax Dilaan.”

Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa xubno wasiir ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland doo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta...

Somaliland: Daawo “Reer Waddani Hadad Musue Caydaan Aana Cirro Uunban Cayi Doon” Wasiir Cadaani

Wasiirka Ugu Jilicda San Xukuumadda Siilaanyo Ugu Liita Ayaa waxa Uu Duqayey Meelo Badan Isaga Oo Si Doqonimo Leh Ugu Ciyaaray Magaca Somaliland Oo...

Somaliland: Oo Waajahday Beelihii Ku Dagaalamay SOOL, Hanjabaaddii Xaglo-toosiye, Digniintii Xaashi, Dersigii Cadami, Dabuubtii Faratoon & Dareenkii Samo-taliska Yaab

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Socdaal ku tagay Gobolka Sool, ayaa kulan la yeeshay Odayaasha Labada Beelood oo Walaalo ah oo Dagaallo ku...

Somaliland: Wasiir Cadami oo ka Hadlay Ahmiyadda ay Xukuumaddu Siisay Doorashadda Madaxtooyada

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa ka hadlay ahmiyadda ay Xukuumadda Somaliland siinayso in doorashooyinku wakhtigooda ay qabsoomaan. Waxaa kale oo uu...

Somaliland: Garyaqaan U Doodayay Mid Ka Mida Garabyada UCID Oo Heshiiska Ay Wada Galeen Jamaal Iyo Faysal Lamaseeyay Heshiis Wakhti Hore Oo Adkaa Ay Kala Saxeexdeen Siilaanyo Iyo Wasiir Caddami Oo Hal Bacaad Lagu Lisay Noqday

Mid ka mid ah Qareenadii u doodayay Dhinaca ka mid ah Labada Garab ee Xisbiga UCID ee Shalay dhagaysiga Dacwadoodu ka furantay Maxkamada Sare...

Somaliland: Wasiir Cadami Oo Sheegay In Madaxweynaha Iyo Warancade Isku Ogaayeen Xilka Wakiilka Itoobiya Ee Loo Magacaabay

Hargeysa (Wargane)-Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay xilka safiirnimo ee loo magacaabay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cali Maxamed...

Somaliland: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Ka Hadlay Wada Hadalka U Bilaabmay Xukuumada Iyo Maamulka Khaatumo

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire  iyo wasiirka Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa si wada jir ah uga hadlay  wada hadalada...

Somaliland: Wasiir Caddami Oo Ka Hadlay Dekedda, Muddo Kordhinta Iyo Saami-Qaybsiga Kuraasta Wakiillada

Wasiirka wasaarada gaashaandhiga somalland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay heshiiska Dekeda Berbera iyo buuqa ka taagan ee deegaanka   Wasiir Cadami oo ka hadlaya...

Somaliland: Wasiir Cadami Iyo Taliye Shaqale Oo Ka Waramay Khasaaraha Ciidanka Qaranku Gaadhsiiyay Maleeshiyaadka Puntland

Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami iyo taliyaha ciidanka qaranka sareeye Gaas Ismaaciil Shaqale, ayaa ka hadlay dagaalkii shalay dhex maray ciidamada Somaliland...

Latest Posts

MOST POPULAR