Tag: wasiir cadami

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Wasiir Cadami Iyo Taliye Shaqale Oo Ka Waramay Khasaaraha Ciidanka Qaranku Gaadhsiiyay Maleeshiyaadka Puntland

Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami iyo taliyaha ciidanka qaranka sareeye Gaas Ismaaciil Shaqale, ayaa ka hadlay dagaalkii shalay dhex maray ciidamada Somaliland...

“Ciidamada Somaliland Way Guulaysteen, Kuwii Maamulka Puntland Way Firxadeen” Wasiirka Gaashaandhiga.

Wasiirka gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay dagaalkii saaka dhex maray ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Puntland  

Somaliland: Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta gaadhay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag,waxana soo dhawaynta wasiirka ka qayb qaatay...

Somaliland: “Wada Hadaladan Somaliland Iyo Somaliya, Wixii Loo Baahnaa In Laga Wada Hadlo, Lama Soo Dhigin Miiska, Waxa Lagu Meeraysanayaa Qodobo Aan Daruuri Ahayn”

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in ilaa hadda qodobo lagu qanco...

Somaliland: Falanqaynta Wasiirrada: Kuwa Xilalka U Qalma Iyo Kuwa Lagula Qaldamay! Falanqaynta Wasiirka Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami Qaybtii Sadexaad.

Falanqaynta Wasiirrada, Wasiirul-dawlayaasha iyo Wasiir-ku-xigeenna Xukuumadda KULMIYE: Kuwa Xilalka u Qalma iyo Kuwa Lagula Qaldamay! Falanqaynta Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami. Waxa kaloo dadka...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img