Entertainment & Lifestyle

Dhakhaatiir Ciyaar Daawanaya Iyaga Oo Qaliin Ku Guda Jira!

Dhakhaatiirta Dalka Chile qaarkood ayaa ku tallaabsaday arrin aan hore dunida loogu arag, taasi oo ah in mid ka mid ah dhakhaatiirta ugu waaweyn...

Xafladda Arooska Lionel Messi Oo Caawa Dhacaysa, Xiddigaha Imika Soo Gaadhay Goobta Arooska Iyo Shirkad Yuhuud Ah Oo Amaanka Sugaysa

Waxaa lagu soo qulqulayaa magaalada Rosario ee dalka Argentina  halkaas oo uu ka dhici doono arooska Lionel Messi iyo Antonella Roccuzzo waxaana dadka haddaba magaalada Rosario...

Mid Ka Mid Ah Dalalka Adduunka Oo Gabi Ahaanba Mamnuucay In Dalkaasi Laga Isticmaalo Cabidda Sigaarka Iyo Ka Ganacsigiisaba

Waddanka Turkmenistan oo ka mid ah dalalka Muslimiinta ah ee ku yaalla badhtamaha qaaradda Aasiya ayaa laga hir geliyey qorshe xukuumadda waddankaasi sannadkii hore...

Khabiir Ku Siinaysa Talooyinka Ugu Habboon Ee Qaababka Loola Dhaqmo Caruurta Madaxa Adag?

Canaadka iyo madax adaygu maaha wax ilmuhu ku dhasho, sida ay hooyooyinka qaarkood uqaataan, laakiin isbedel nafsiyaded ee ilmaha lagu arko, kadib dhaqamo khaldan...

Deg Deg: Ma Dhabaa Arooska Xamda Yar Iyo Najiib Alfa Iyo Ujeedad Uu Tagay Najiib Xamar

Sida ay shabakadad wargane news kaga soo xiganayso warbaahinta 24somaliland oo saaka boga hore ku soo daabacday arooska qarniga ee labada fanaana ee najiib...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img