Tuesday, December 10, 2019
Home Tags Xukuumadda siilaanyo

Tag: xukuumadda siilaanyo

Somaliland: War-bixin: Maxaa Iska Bedelay Qasrigga Madaxtooyadda Wasiir Xirsi Ka Dib? Daawo Muuqaal Su’aashaas Ka Jawaabaya

War-bixin: Maxaa Iska Bedelay Qasrigga Madaxtooyadda Wasiir Xirsi Ka Dib? Daawo Muuqaal Su’aashaas Ka Jawaabaya

Somaliland: Sheekh Aadan Oo Muranada Waqooyiga Hargeysa, Berbera Iyo Buuhoodle Ku Macneeyay Gogol-Xaadh Muddo Kordhined

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Murannada ka taagan Deegaannada Waqooyiga Magaalada Hargeysa iyo Mushkiladda Siyaasadeed ee Muddada dheer ka jirta...

Somaliland: “Saxaafaddu Namay Waydiin Halka Nalaga Qaniinay Aniga Iyo Dr. Muuse Qaasim” Maareeyihii Hore Ee Madbacadda Qaranka JSL.

Maareeyihii hore ee Madbacadda qaranka Somaliland Cabdillaahi Maxamed Jaamac Caaray ayaa sheegay in haddii xukuumaddii KULMIYE Ducaqabe tidhi oo xilkii laga qaaday uu ku...

Somaliland: Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Gudidii Ictiraaf Raadinta Ee Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa talaabo wanaagsan oo la qaaday ku tilmaamay guddidii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u...

Somaliland: “Dawladihii kala Dambeeyay ee Somaliland marna may keenin Baarlamaanka Gobolnimada Gabiley……”

Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)ayaa ka hadlay ansixinta gobolnimada Gabiley. Mudane Cirro waxaa uu xukuumada ku dhaliilay inaanay...

Somaliland: “Isku Shaandhayntu Wax La Isku Mashquuliyo Maaha, Ninkii Adhiga Raaci Kari-waayayna Geelle Ayaa La Raaciyaa” Cali-guray

Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa isku shaandhayntii Madaxwaynaha Somaliland todobaadkan sameeyey ku...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Isku Shaandheyn ku Samaayey Xukuumadiisa

Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3830/022016 uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin...

Somaliland: “Xerada Ciidamada Ee Bir-Jeex Xaafada Axmed Dhagax Baa Leh, Hadii Xukumadu Isku Daydo Inay Iibisana Waa Inaad Ka Dagaalantaan”Ex Wasiir Cabdi Haybe.

Wasiirkii hore ee wasaarada Caafimadka Somaliland ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Cabdi Haybe isla markaana ka soo jeeda Gobalka Hawd iyo xaafada Axmed...

MOST POPULAR