Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Muddane Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa waxaa uu sheegay in xasbiga la dhigay Laba macalin oo Ardey imtaxaan ku galeysay magaalada Berbera qish u fududeynaysay.

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in ay ku guuleysteen ka wasaarada ahaan in sanadka ay imtaxaanka u fadhiistaan Ardey xabsiga ku jirtay