Tag: xisbiga ucid

Browse our exclusive articles!

Somaliland: DAAWO: “Faysal Cali Waraabe Dawladda Ayuu Bil Kasta 12000$ Ka Qaata, Walina 20 Booyadood Meelna Umuu Dirin”. Xisbiga KULMIYE Oo Weeraray Guddoomiyaha UCID

Xisbiga KULMIYE ayaa eedaymo u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, iyadoo Xisbiga KULMIYE sheegay inuu Faysal bil kasta dawladda ka qaato...

Somaliland: UCID Iyo WADDANI Oo Suul Iyo Saxeex Saaray Muddo-kordhin Cusub Iyo KULMIYE Oo Sharciyadda Cuskaday U

UCID iyo WADDANI Oo Lix Bilood Oo Muddo-kordhin ah Saxeexay Iyo KULMIYE Oo ku Adkaystay In Xalkasta Oo La Gaadhayo Sharciyadda Loo Maro Labada xisbi-mucaarid...

Somaliland: Daawo Caddeymo Xisbiga UCID Sheegay inay U Hayaan In Xisbiga WADDANI Neyroobi Kula Kulmay Madaxda Sare Ee dawladda Federaalka Soomaalia

Caddeymo Xisbiga UCID Sheegay inay U Hayaan In Xisbiga WADDANI Neyroobi Kula Kulmay Madaxda Sare Ee dawladda Federaalka Soomaalia.

Somaliland: Xisbiga Mucaaridka ah ee ucid oo duqaymo siyaasadaysan la beegsaday Xisbiga Kulmiye Iyo Waddani

Xoghayaha arrimah bulshada ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID C/raxmaan Axmed Cali ayaa eedaymo kala duwan u soo jeediyey Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI,isagoo ku...

Somaliland: Garabkii UCID Ee Wada Hadalada Oo Sheegay Inay Waddani Ku Biirayaan Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Jamaal Cali Xuseen

Garabkii Jamaal Cali Xuseen, gaar ahaan inta badan ee xubnihii wada hadalada kula jiray xisbiyada KULMIYE iyo Waddani, ayaa shalay ku dhawaaqay inay ku...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img