Sunday, March 24, 2019
Home Tags Xirsi cali xaaji

Tag: xirsi cali xaaji

Somaliland: Macne Noocee Ah Ayaa ra’yul-caamka Bulshadu U Dhadhansadeen Hadalkii Saddexda Musharrax Ay Ku Muujiyeen Ajendaha Kala Qaybsan ee Doorashada

Macnaha Ajande Kala Qayb-san Oo Ay Saddexda Musharrax ee Axsaabtu La Hor Tegeen Guddida Doorashooyinka Iyo Dhadhanka Hadal Ay Warbaahinta Siiyeen “Mucaarad ahaan waxaanu u...

Somaliland: “Qaab-dhismeedka in Ay Xisbiyaddu Bedelaan oo Hannaan Maamul oo Kala Duwan La Sameeyaa Waa Wax Aduunka Ka Jirta.”. Xirsi Cali X.Xasan

Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa siyaasiyiintii Isbahaysiga ee ku biiray Xisbiga WADDANI, ayaa markii ugu horreysay...

Somaliland: Mansabyada Xirsi Iyo Cabdiqaadir Jirde Oo Isku Cayn & Bayd Go’an, Maxamed Biixi Oo Afka Ciidda Loo Daray Iyo Reer Axmed Dhagax Oo Ogaaday In Booskoodii Nin Kale Laga Iibiyey

Guddoomiye Cirro Oo Booskii Guddoomiyaha Ka Dhigay Kildhi Laba Nin Madaxa Loo Wada Geliyey Iyo Reer Axmed-dhagax Oo Guddoomiyenimo Aan Madax-bannaanayn Loo Magacaabay Biixi-gii Jibadda...

Somaliland: Mus-Dambeedka Xisbiga WADDANI Oo Diiradda Ku Haya Siyaasigii Hanan Lahaa Kursiga Guddoomiyaha WADDANI Cirro Dabadii, Doorka Mansabkaasi Ee Shaxda Siyaasadeed Ee Mustaqbalka Iyo Siyaasiyiinta Illaa Hadda U Hanqal Taagaya

Ma Dhabbaa In Mus-dambeedka Xisbiga WADDANI Muddo Dheer Ishaa-falato Ugu Jireen Masuul Ay Beeshiisa Kula Gorgortamaan Teegaarada WADDDANI Isna U Caleemo Saaraan Mansabka Guddoomiye...

Somaliland: “Waxaan Dalkan Somaliland Ka Badbaadinaynaa Guul-darro Siyaasadeed Inuu Ku Dhaco Oo Ay keen-to Hoggaan Xumo Iyo Jujuub”. Ex. Wasiir Xirsi Cali Xaji Xaasan.

“labada garab ee UCID waanu sugaynay oo waa kuwii maxkamadda ku jirey, labada garabna waanu aragnay, WADDANI-na sidoo kale, markaa wada-hadalku wuu socdaa rajo...

Somaliland: Madaxwayne Siilaanyo Maka Gudbi Doonaa Go,aamada Adag Ee Xiligan Horyaala Iyo Isbarbar Dhiga Wasiir Maxamuud & Xirsi Ee Xusuusta Marxaladaha Uu Midkastaa kala Dabaasho Wakhti Xileedkiisa!!

FAALO; Madaxwayne Siilaanyo Shacabkii Soo Doortay Ma kaga Tagi Doonaa Golaha Wakiilada Ee Mudada 12 sano ah kuraasta Ku fadhiyay +Milicsiga Go,aankii Uu ka...

Somaliland: Ex Wasiir Xirsi Cali X. Xasan Oo Sheegay In Heshiiska Dekedda Ee Hadda Yaala Uu Yahay Kii Ay Diideen Xilligii Uu Wasiirka Ahaa, Iyo Sababta Ay Ku Diideen Oo Uu Faah-faahiyay

Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada somaliland mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay heshiiska lagu maalgalinayo dekedda berbera iyo wada hadaladii ay kula...

Somaliland: Xisbiga Kulmiye Iyo Xumadda Siilaanyo Waxa Ku Faani Jiran Xirsi Waxaanu Qaban Boqolkiiba 50% ayuu Ka Ahaa, Markaa Waa In Loo Mahadnaqo” Sheekh Aadan Siiro.

“Xirsi (Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada) Wax Qabadka Xisbiga KULMIYE Ku Faano Boqolkiiba 50% ayuu Ka Ahaa, Markaa Waa In Loo Mahadnaqo” Sheekh Aadan Siiro. “Waa...

Somaliland: Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka qaybgalay Carwada Jaamacada Somaliland Shacabkana ku dhiirigaliyay Qiimaha Waxbarashada

Wasiirkii Hore ee madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maalintii shalay si kadis ah u booqday carwada jaamacadaha dalka ku soo bandhigayaan...

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Oo Raxan Buugaag Ah Ugu Deeqay Maktabadda Akhriska Ee Magaaladda Ceerigaabo.

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Oo Raxan Buugaag Ah Ugu Deeqay Maktabadda Akhriska Ee Magaaladda CEERIGAABO.

Latest Posts

MOST POPULAR