Tuesday, September 24, 2019
Home Tags Xirsi cali xaaji

Tag: xirsi cali xaaji

Somaliland: Maxamuud Xaashi Iyo Cali Marreexaan Oo Ku Fashilmay Buuxinta Doorkii Waxqabad Ee Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Tiimkiisii Madaxtooyada

Iyadoo ay Muddo sanad ka yari ay ka soo wareegtay Wakhtiga uu Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iska casilay...

Somaliland: Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay

Ex Wasiir xirsi oo Safar ugu maqan dalka Sucuudiga gar ahaan Jeddah ayaa qoraal uu ku baahiyey goordhawayd Bartiisa Facebook waxa uu ku bilabay...

Somaliland: “Dadku Inay Socdaallaan Baahi baa Asal U Ah, Ee Waxaynu u baahan nahay Aqoon Tayo leh Iyo Waddaniyad aan Madhnayn..”

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay dhibaatada Aafada Tahriibku ku heyso Dhallinyarada Dalka iyo sida loogu baahan...

Somaliland: Mas’uul Xukuumadda Ka Tirsan Oo Miis Isugu Keenay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada & Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Badheedhaha Qoddobada Ay Is Weydaarsadeen

Magaca Sarkaalka   Dhex-dhexaadiyey labada Dhinac + Hawraarta Damac Uu Guddoomiyuhu U Bogay Oo Xirsi Ballan-qaaday Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna guddoomiyaha golaha wakiillada...

Somaliland: Did the Grand Road to Erigavo End with Aspiring Hersi’s Resignation?

The last few years had seen a concerted effort by many Somalilanders, at home and abroad, to raise awareness and funds for the one...

Somaliland: “Waxaan Qirayaa In Uu Qof Qiimo Badan Ka Baxay Qaranka” Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Tacsi U Diray Dr. Cabdi Aw Daahir

Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Mud. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Tacsi diiranyo leh u diray eheladii, qaraabadii Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga Somaliland geeridii naxdinta...

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Oo Dhaliilay Qaabka Ay Gudida Abaaruhu U Wadaan Gurmadka Dadka Abaaruhu Saameeyen

Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo manta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa ka hadlay abaaraha baahsan...

Somaliland: Xirsi Cali X. Xasan Oo Is Casilaadiisii Ka Dib Dhawaan U Tegey Madaxweyne Siilaanyo Iyo Marwadiisa

Booqashadiisa Oo Ku Beegan Tahay Xilli Wasiirkii  Bedelay Booskiisu Dalka Ka Maqan Yahay+ Qoddobo La Weriyey In Uu Ka Codsaday Madaxweyne Siilaanyo In Uu...

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Oo Lacag Dhan 6,500 Oo Dollar Ku Wareejiyay Maareeyaha Haay’daha Waddooyinka Somaliland

Waxay ahayd maanta kadib markaan lacag dhan $6,500 “Lix Kun iyo Shan boqol oo doolarka maraykanka ah” ku wareejiyey Maareeyaha Wakaalada Horumarinta Waddooyinka “RDA”...

Somaliland: Taageereyaasha KULMIYE Oo Bilaabay Dacaayado Ka Dhan Ah Xirsi Cali Xaaji Xasan Intii Wada-hadalku u Furmay WADDANI

Taageereyaasha Hoggaanka xisbul xaakimka KULMIYE, ayaa maalmihii la soo dhaafay bilaabay  qorsheyaal ay kaga fal celinayaan  Xubnihii isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE  ee dhawaan...