Sunday, July 21, 2019
Home Tags Xeerka Doorashooyinka Golaha Wakiiladda JSL

Tag: Xeerka Doorashooyinka Golaha Wakiiladda JSL

Somaliland: “Aniga Saddex Nin Ima Qabaan, Ninka Boqorka Ah Ee Yidhi; ‘Waa Naagtaydii’ Waa Beentii, Qofna Xidhiidh Lama Lihi..”

Xildhibaan Huda Axmed Cali Xildhibaan Huda Axmed Cali oo ka tirsan Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeedda Gobolka Sanaag...

Somaliland: Guddoomiye Baashe Oo U Sacabo Tumay In Wakiiladu Ansixiyaan Wada Hadalada Khaatumo Iyo Xildhibaan Saleban Cali Koore Oo Cambaareeyay

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo, oo shalay Golaha Wakiiladu ansixiyey, waxaanu...

War Deg Deg Ah: Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Bangiyada caalamiga Fadhigii Saaka

Fadhigii saaka ee ay yeesheen mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa Xamaasad iyo sawaxan badan ka dib markii golahaasi la hor keenay in la...

Somaliland: “Talo La’aan Ayuu Maanta Dalku Ku Sugan Yahay, Waxa La Is Waydiinayaa Ciddii Taladda Dalka Loo Dhiibtay Meeday” Afhayeenka Isbahaysiga KULMIYE.

Afhayeenka Isbahaysiga Xuseen Axmed Caydiid, ayaa si adag uga hadlay aragtidiisa ku waajahan muddo kordhinta Xukuumadda ee la hadal hayo, qabsoomida Doorashooyinka iyo saami...

Somaliland: “Xeerka Lagu Soo Dooranaayo Baarlamaanka Waxay Ahayd Inuu Guddoomiye Cirro Ka Shaqeeyo” Mujaahid Cali Guray

Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey) ayaa naqdiyey safarrada aan kala go’a lahayn ee guddoomiyaha golaha wakiillada ahna guddoomiyaha...