Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Wasiirka warfaafinta jsl

Tag: wasiirka warfaafinta jsl

Somaliland: Sasldhigaa Berbera Cadaani Iyo Cirro Oo Fagaare Isku Waydaarsaday Hadallo Weerar & Weerar Celis Ah

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxar-diid (Caddaani) iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan-Cirro, ayaa si fool ka...

Somaliland: Oo Go’aamo Iyo Digniino Adag Kasoo Saartay Dagaalada Ka Socda Deegaanada Hoos Yimaaada Degmada Ceel-Afwayn Ee U Dhaxeeya Beelaha Walaalaha Ah

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Cadaani” ahna afhayeenka xukuumadda Somaliland ayaa go’aaamo iyo digniino adag kasoo saaray dagaalada u dhaxeeya beelaha walaala...

Somaliland: “Cali Khaliif Galeydh waxaa uu qaatay Go’aan Geesinimo Leh”Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Xukuummada Somaliland ayaa wada haddalada uu Siyaasi Cali Khaliif Galeydh iyo kooxdiisu ay la galeen ku tilmaamay geesinimo uu muujiyay Siyaasigaasi.

Somaliland: Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Oo Maanta Gaadhay Degmada Awr-boogays Oo Ka Tirsan Gobolka Sool Kana Hadlay Ujeedada Socdaalkood

Xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland iyo xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan ayaa maanta lagu soo dhaweey degmada Awr-boogays oo ka tirsan...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Muujiyay Inay Dad Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Xidhan-Yihiin Jeelasha Dawlad-Deegaanka Somalidda Ee Dalka ETHOPIA

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Muujiyay Inay Dad Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Xidhan-Yihiin Jeelasha Dawlad-Deegaanka Somalidda Ee Dalka ETHOPIA

“Siyaasadda Somaliland Iyo Dalka Ingiriiska Waxba Iska Bedeli Mayaan Inay Ka Sii Wanaagsanaato Mooye” Wasiir Cadaani.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Caadani ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibada, Xidhiidhka Somaliland ee Caalamka iyo Wadamada Jaarka, aragtida Xukuumadda ee Raysal Wasaaraha...

Somaliland: Ina Garaad Abshir Oo Wasiirada Madaxtooyada Iyo Warfaafinta Ku Eedeeyay Inay Kharibeen Oo Somaliland Seejiyeen Maamulista Aaska Aabihii

Dawladda Muqdisho Iyo Kooxda Khaatumo Oo Somaliland Kaga Awood Roonaatay Maamuuska Aaska Garaad Abshir La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee nabadeynta Gobollada Bari Cabdinaasir Garaad Abshir oo...

Somaliland: Xaaladdii Wasaaradda Warfaafinta Oo Gaadhay In Wasiirkoodii Warfaafintu Shaqaalihiisa Ugu Hanjabo Dil!!, Sababtee Ku Timid?

Waxa Uu Ilaalada Xarunta Ku Amray Ciddii Soo Ag Marta Goobta Uu Yaallo Anteenka Satalite-Ka Tv-ga Qaranku In Ay Toogtaan Wasiirka Wasaaradda War-faafinta iyo Wacyigelinta...

Somaliland: Oo Digniin U Dirtey Cid Kasta Oo Magaca Somaliland Ku Matesha Kuna Dhex Fadhiisata Shirarka Dalka Somaliya

Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani)  ayaa waxaa uu ka hadley moqifka xukuumada Somaliland ee ku waajahan qodobo shalay ka soo baxay...

Somaliland: Xukuumada oo Xisbiyada Mucaaridka u ogolaatay Warbaahinta Dawlada

Xukuumada somaliland ayaa maanta si rasmiya ugu dhawaaqday in warbaahinta dawlada laga Baahin doono wararka iyo barnaamijyada xisbiyada mucaaridka Somaliland. Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cismaan...

Latest Posts

MOST POPULAR