Tag: Wasiirka Qorshaynnta Qaranka
Somaliland: Wasiirka Madaxtooyadda Iyo Wasiirka Qorshaynta Oo Si Faah-faahsan Uga Jawaabay Su’aalo Laga Waydiiyey Maal-gelnita Dekedda Berbera
Wasiiradda madaxtooyadda iyo qorshaynta qaranka ayaa su’aalo laga waydiiyey maalgelinta dekedda Berbera si qoto dheer uga jawaabay bandhig su’aaleed uu Startv ugu qabtay xaruntooda...