Tag: wasiir cadaani

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Cafis U Fidiyay Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ee Ku Sugan Moqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay  Maanta in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo...

Somaliland: Xubno Wasiirro Ah Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Gollaha Wakiilladu Ku Ansixiyeen Heshiiska Dekedda Berbera.

Xubno ka tirsan gollaha wasiirka xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada gollaha wakiillada Somaliland...

Somaliland: Wasiir Caddaani Oo Boholyow Siyaasadeed Ku Milicsaday Halkii Uu Sallaanka Xukuumadda Ka soo Qabsaday Iyo Mas’uulkii U Horreeyey Ee Uu La Shaqeeyo

Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid(caddaani), ayaa ka hadlay xidhiidh saaxiibtinimo oo uu la lahaa wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland...

Somaliland: Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda oo Digniin Adag u Diray Beelaha Ku Dagaalamay Gobolka Sool

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay inay tallaabo adag ka qaadi doonto ciddii nabad-gelyadda gobolka Sool wax u dhimaysa ee dabka hurinaysa. Waxaanu digniin u diray...

Somaliland: Wasiirka Warfaafinta Oo Iska Difacay Eedaymo Musuq-maasuq La Xidhiidha Oo Losoo Jeediyay Kana Dhawaajiyay Inuu Maxkamad La Tiigsan Doono Warbaahinti Qortay

Wasiirk wasaarada warfafinta Somaliland mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid ‘Cadaane” oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa markii u horeysay iska difaacay eedaymo musuq-maasuq...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img