Tag: Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland
Somaliland: Wasaaradda Macdanta Oo Bixisay Ruqsad Ciidda Dooxooyinka Gobolka Selel Loogu Dhoofiyo Jabuuti, Cabashada Dadka & Xog-warranka Maamulka
Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, ayaa bixisay Ruqsad Shirkad laga leeyahay Dalka Jabuuti ay Ciidda Niista ah ee loo isticmaalo Dhismaha Guryaha kaga guranayso...