Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Wadahadaladda Somalia

Tag: Wadahadaladda Somalia

Somaliland: Dawladda Turkiga oo wadahadaladii Somaliland iyo Somalia u qabanaysa Madax dhaqameedka labada Dal Toddobaadka soo socda

Sarkaalka u qaabilsan Turkiga wadahalada oo dhawaan Muqdisho iyo Hargeysa kula shiraya salaadiinta labada Dal. warar hordhac ah oo laga helayo wadahadaladii joogsaday ee Somaliland...

Somalia: Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Dib U Furmi-doonaan Wadahadaladii U Dhexeeyay Somaliland

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte Qaalib oo wareysi siiyay idaacadda ku hadasha afka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay maanta in wadahadalladan...

Shacbiga Reer Hargeysa Oo Shalay Ficil Ku Muujiyay Siday Ugu Mintidayaan Qaranimadooda

“Somaliland qadiyadeeda way ku adag tahay mana hor fadhiisan doonto dad Somaliland u dhashay oo Muqdisho ka socda sababtoo ah kuwaasi dhankeena waa dambiilayaal” “Wax...

Shacbiga Somaliland Oo Dal Jacaylkooda Ku Muujiyay Soo Dhaweynta Weftigii Turkiga

Shacbiga Somaliland ayaa dareen qiimo badan oo aad u sareeya ku qaabilay weftigii uga qaybgalay shirkii Somaliland iyo Somaliya ee Turkiga, ee uu maamulka...

“Reer Somaliland waxa aan ku niyad samaysiinayaa in aanay wax werwer ah ka qabin maamulka hawadooda”

Wasiirka Duulista Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ka mid ahaa xubnihii Somaliland ugu qayb gali lahaa wadahadaladii fashilmay ee Turkiga ayaa galabta dalka...

WAR DEG DEG AH:-Wadahadalkii Somaliland & Somalia ee Istambuul oo Burburay.

Wararkii ugu dambeeyay ee Mareegta wargane ka helay Magaalada Istambuul ee Dalka turkiga ayaa sheegaya inay burbureen wada hadalkii Istambuul ay ku qaadan lahaayee Somaliland iyo...

Somaliland-Somalia Talks Break Down

The news flash said that the talks did not come off the ground at all due to Somaliland’s insistence on talking only to negotiators...

Traitors to Somaliland responsible for Stalemate in Istanbul + Video, pics

A Somaliland delegation to represent the country in the latest leg of the ongoing talks with Somalia on core questions such as the re-affirmation...

Weftigii Somaliland u Matalayay Shirka Istabuul Oo Joojisay Inay la Kulmaan Ergadii Soomaaliya

Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya ee lagu waday inuu maanta ka furmo magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa baaqday, isla markaana aan furmin, ka...

“Dawladda Soomaaliya Waxay Damaanad Qaadaysa Inay Fuliso Heshiis Kasta Oo Ay Dawladda Somaliland Wada Galaan”. War-saxafadeed Xukuumadda Muqdisho.

War saxaafadeed ka soo baxay dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay diyaar u tahay dar dar gelinta wada hadalada ay kula jirto Dawladda...

Latest Posts

MOST POPULAR