Monday, July 22, 2019
Home Tags Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Tag: Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Somaliland: Suldaanka Guud Oo Shacabka Uga Jawaabay Sababta Uu Saddexda Xisbiba Uga Dhex Muuqdo?

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay sababta uu saddexda Xisbi-ba u wada taageeray, uguna qayb galo Munaasibadahooda, waxaanu...

Somaliland: Suldaanka Guud Oo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay La Yimaadaan Siyaasad Bilaa Turxaan Ah

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Xisbiyada Qaranka ugu baaqay inay joojiyaan khilaafka iyo muranka ay warbaahinta isku marinayaan, waxaanu kula...

Somaliland: “Haddii Shidaalkaas Lagu Guulaysto Wixii La Sheegay Ayaa Dhab Noqon, Haddii Laga Waayana Beenba Way Noqon”

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay shirkadaha sahaminta shidaalka ka wada deegaano ka mid ah Somaliland oo aanay raali...

Somaliland: “Muddo Kordhinta Haddii Lagu Wato Ma Ogolin, Laakiin Haddii Ay Tahay Maslaxada Umadda, Waa Qasab In La Qaataa” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muddo kordhinta Xukuumadda, ee loo gudbiyey Guurtida, waxaanu sheegay in aanu raali ka ahayn...

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Lagu Eedeeyey Inuu Dhul Ka Qaadayo Qoyska Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Iyo Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Madaxwaynaha Baaq U Diray

“Haddii Cali Mareexaan Fulin Waayay Go’aankii Madaxwayanah Anaguna Kiisa Fulin Mayno, Isaga Ayaa Meesha Dhul Ka Rabee” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Wasiirka Hawlaha guud Cali...

Somaliland: Suldaanka Guud Ee Salaadiinta Somaliland Oo Ka Hadley In Doorashada Dib Loo Dhigo , Xukuumadana Eedeymo Culus U Soo Jeediyey

Suldaan Guud ee Saladiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxaa uu ka hadley arimaha doorashoyinka Madaxtooyada iyo abaarahan xoogan ee isku soo beegmay Suldaanku waxaa...

Somaliland: “ Aafadu Waxay Ku Habsataa Qoomkii Khilaafa Shareecada Islaamka, Duco Iyo Wax Kasta Haddii Aad Akhrido Oo Aad Sakaatul Maal Tahay Tiixna Heli Maysid”

“Waxaan Idiin Sheegayaa Wasiir Cabdi-Wadaad  Berigii Horena Annagaa Geynay, Immikana….” Suldaanka Guud Ee Somaliland Suld. Maxamed Sudl. Cabdiqaadir Suld. Cabdillaahi “Abaaraha Innagaa Keensannay Oo Marka...

Somaliland: “Adeer Xeebtu Laba Reer Ayay Ka Dhaxaysay” Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Deegaamada Lagu Muransan Yahay.

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay deegaanada lagu muransan yahay ee waqooyiga gobolka Maroodi-jeex

Somaliland: “Haybadda Dawladnimo Waa Cabsida, Dawlad Laga Cabsoon Waayayna Haybad Yeellan Meyso [Waayo] Dadka Waxaa Jira Nin Aan Cid La Tashan Oo Ra’yiguu Doono Iska Gaadha”

Suldaanka Guud Ee Beellaha Somaliland  Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Ay Baajiso Shir Siyaasadaysan Oo La Iclaamiyey Qabsoomidiisa “Immika Waxaa Innaga Maqan Uun Caaqil Ku...

Somaliland: “Ciidagalow Beesha La Idiinka Haysto Waad Garanaysaan La Isku Ciyaari Maaye” Suldaan Maxamed Sul

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir Ciidagale hadalow kaftan ah la dhex maray