Saturday, August 24, 2019
Home Tags Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Tag: Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Quus Kala Hoyday Qorshe Uu Saq Dhexe Ula Guday Suld. Maxamed Suld. Cabdiqaadir Oo La Xidhiidha Shirkii Masallaha Ka Dhacay

Suldaanka Guud Ee Beellaha Somaliland Oo Shalay Fashilliyey Dhagaro U Qarsoon Shirka Jimcihii Dhacay Iyo Fikradda Xubnaha Hagaya “Dadka Meesha Isugu Yimi Qaar Xamar Bay...

Somaliland: “Dadka Shirka Iclaamiyay Qaar Xamar Ayay Ka Yimaadeen, Qaar Kale Dibadda Ayay Ka Yimaadeen, Dhammaantood-na Xisbiga WADDANI Ayay Ka Tirsan Yihiin” Suldaanka Guud

Suldaanka guud ee baalaha Somaliland ayaa si adag u beeniyay in warar sheegaya in uu iclaamiyay shir ay qabsanayaa beesha garxajis waxaanu sheegay in...

Somaliland: Suldaanka Guud Oo Ka Hadlay Suldaan Reer Somaliland Oo La Sheegay Inuu Soomaaliya Ka Degay.

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay inay salaadiin ka soo jeeda Somaliland ay ka dageen...

Somaliland: Suldaanka Guud Oo Taageeray Heshiiskii Xukuumadda Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Ee Balaadhinta Marsadda Berbera.

Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa taageeray heshiiskii xukuumadda Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee ku aadanaa dekedda Berbera Suldaanka Beellaha Somaliland...

Somaliland: “ Waxaan La Yaabanahay Dalkan Cidda Xukunta,Talaw Waayo?.” Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland OO Xukuumadda Luuqad Adag Kula Hadlay.

Shalay Waxa La Nagu Soo Weraray Baabur Tigniko ah “ Waxaan La Yaabanahay Dalkan Cidda Xukunta,Talaw Waayo?.” Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland OO Xukuumadda Luuqad...

Somaliland: Qayladhaanta Sul. Maxamed Sul. Cabdiqaadir Ee Dhulka Reer Saleebaan Bide

Abwaan Axmed Saleebaan Bide iyo Suldaanka Guud ee salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa ka digay xiisad ka dhalan karta talaabooyin ay kala kulmeen...

Somaliland: ” Dadka Rer Somaliland Ee Loo Xidhay Arinta Waqooyiga Hargeysa Dulmi Bey Ku Xidhan Yahiin “..Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

Suldaan Maxamed Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ah suldaanka guud ee beelaha Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley saladiinta loo xidhay xiisada waqooyiga magaalada Hargeysa...

Somaliland: Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Hanjabadii Ugu Cusleed Hawda U Mariyey Taliyaha Ciidamda Qaranka Somaliland Iyo Madaxweyne Siilanyo .

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu hanjabadii ugu cusleed  hawda u mariyey Madaxweyne Siilanyo  iyo taliyaha ciidamda qaranka...

Somaliland: ‘’Dadka Hor Taagan Riigga Banka Qool-Caddey Waxaan Leeyahay Meesha Haku Dhimanina’’ Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay riig dhawaan la sheegay in la gayn doono deegaanka banka qoolcaday, wallow aan weli la gayn, isagoona...

Somaliland: Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Wasiirkii Hore ee Arrimaha Bulshada Iyo Shakhsiyaddii Uu Ku Yaqaanay Marxuumka

Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Somaliland...